Codka Ubax
Podrobnosti kanálu
Codka Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Nedávné epizody
112 epizod
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?
Send us a text
Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo a...

SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a text
Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. A...

SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a text
Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!
Support the show

SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a text
Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? D...

SE11EP01 ABDI ADDE
Send us a text
ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!
Support the s...

SE10EP04 Waan Is Guursannay 4
Send us a text
Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegays...

SE10EP03 Waan Is Guursannay 3
Send us a text
Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Support the show

SE10EP02 Waan Is Guursannay 2
Send us a text
Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Support the show

SE10EP01 Waan Is Guursannay 1
Send us a text
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax...

SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"
Send us a text
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!

SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye
Send us a text
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.
Support the s...

SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka
Send us a text
Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, i...

SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid
Send us a text
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu...

SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida
Send us a text
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabas...

SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
Send us a text
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!
Support the...

SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada
Send us a text
Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhega...

SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13
Send us a text
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show

SE08EP5: Dhuusamareeb
Send us a text
Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhega...

SE08EP04: Hadhiwaa
Send us a text
Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. D...

SE08EP03: Murtida Maansada Urugo
Send us a text
Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tiri...

SE08EP02 Foosiya Rindai
Send us a text
Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.
Support the show

SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta
Send us a text
Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi waca...

SE07EP11 Caweyska Boorama
Send us a text
Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!
Support the show

SE07EP10 Beledweyn
Send us a text
Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!
...

SE07EP09 Qays Qeyser
Send us a text
Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyo...

SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12
Send us a text
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show

SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
Send us a text
Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan!
Support the show

SE07EP06 Caweyska Burco
Send us a text
Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan!
Support the show

SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida
Send us a text
Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!
Suppo...

SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun
Send us a text
Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan!
Support th...

SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga
Send us a text
Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri l...

SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11
Send us a text
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan.
Support the show

SE07EP01 Bandhigga Hangoolka
Send us a text
”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan!
Support the show

SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada
Send us a text
Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayay...

SE06EP07 Udbaha Nolosha
Send us a text
Cabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar...

SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka
Send us a text
Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafi...

SE06EP04 Waa Layga Guursaday 10
Send us a text
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show

SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa
Send us a text
Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sid...

SE06EP02 - Hadraawi
Send us a text
Qof kasta oo i naga mid ah, Hadraawi wax ayuu u ahaa, kaalin ayuu igu jirey. Prof. Bulxan, Rooble Cabdi Muuse iyo Xasan Maxamed Y...

SE06EP01 Damiirka Anaa Iska Leh
Send us a text
Waa kalkii 6-aad iyo qaybta kowaad oo aynu la sheekaysan doonno Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska, Cabdiraxmaan Cismaan ”Xaaji”. Dheg...